ProZ.com translation contests »
Mox presents: "The comic life of a translator" » English to Somali

Competition in this pair is now closed.

Discussion and feedback about the competition in this language pair may now be provided by visiting the "Discussion & feedback" page for this pair. Entries may also be individually discussed by clicking the "Discuss" link next to any listed entry.

Source text in English

Source text image

I began the revision and realized that it was a humongous pile of excrement produced by Gurgle!

Nonetheless, I delivered a perfect translation... but the customer had my sublime work edited by some illiterate jerk who ruined it!

And they published online my now-defective translation alongside my name!

Winning entries could not be determined in this language pair.

There were 5 entries submitted in this pair during the submission phase. Not enough votes were submitted by peers for a winning entry to be determined.

Competition in this pair is now closed.


Entries (5 total) Expand all entries

Filter entries
Language variants:
Waxaan bilaabay dib u fiirin oo waxaan ogaaday inay ahayd wasaqda saxarada ugu badneyd uu soo saaray Hirka biyaha!

Si kastaba ha noqotee, waxaan geeyay turjumaad sax ah ... laakiin macmiilka shaqadayda heerka sare waxaa u tafaftiray nacas aan aqoon u laheyn kaas oo waxyeelay fasiraada!

Oo waxay ku daabaceen khadka tooska ah tarjumaadeyda oo hadeer-qaldan magaceygana wehliyo!
Entry #29386 — Discuss 0 — Variant: Not specified
Voting points1st2nd3rd
184 x41 x20
Waan bilaabay turxaan-bixinta waxaana garwaaqsaday inay ahayd mid khaladaad ka buuxaan oo lagu Hadaaqay!

Si kastaba, waxaan gudbiyay turjumaad qumman... balse macmiilka waxaa u tafatiray hawshaydii quruxneyd nacas aan aqoon laheyn kaasoo halleeyay!

Waxayna ku daabaceen onlaynka turjumadayda oo imminka cilladaysan oo uu bar-bar socdo magacayga!
Entry #28523 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
Voting points1st2nd3rd
143 x41 x20
Waxaan bilaabay dib-u-fiirinta oo waxaan gartay inay ahayd rakhiis aad u fara badan oo uu soo saaray Gurgle!

Si kastaba ha noqotee, waxaan keenay turjumaad qumman ... laakiin macmiilaha shaqadayda cajiibka ah waxaa badallay qaar ka mid ah jahwareerka akhrin la'aanta ah ee burburay!

Oo waxay ku daabaceen khadka tarjumada ee cilladaysan ee hadda ku jirta oo ay weheliyaan magacayga!
Entry #28990 — Discuss 0 — Variant: Not specified
Voting points1st2nd3rd
61 x402 x1
Waxaan bilaabay inaan dib u eego waxaan gartay inay ahayd rakhiis aad u fara badan oo uu soo saaray Gurgle!


Si kastaba ha noqotee, waxaan keenay turjumaad wanaagsan laakiin shaqadayda cajiibka ah waxaa badallay qaar ka mid ah macaamiil jaahil ah oo aan aqoon lahayn aya burburay!

Oo waxay ku daabaceen khadka tarjumada ee cilladaysan hadda jirta oo ay weheliyaan magacayga
Entry #28534 — Discuss 0 — Variant: Maxaa Tiri
Voting points1st2nd3rd
61 x41 x20
Waxaan bilaabay dib-u-fiirinta oo waxaan xaqiiqsaday inay ahayd rakhiis aad u fara badan oo uu soo saaray Gurgle!

Si kastaba ha noqotee, waxaan keenay turjumaad sax ah ... laakiin macmiilka shaqadayda cajiibka ah waxaa badallay qaar ka mid ah kuwa an waxba akhrin karin ee burburay!

waxayna ku daabaceen khadka tarjumada ee cilladaysan ee hadda jira iyada oo uu weheliyo magacayga
Entry #28879 — Discuss 0 — Variant: Not specified
Voting points1st2nd3rd
0000