ProZ.com translation contests » Propose a source text » Somali source text proposed by Siyad Abdulahi


In order to determine which proposed source texts are the suitable for use in ProZ.com contests, proposers and participants are encouraged to "highlight" (like contest entry tagging) and discuss proposed source texts. A good contest source text should pose a reasonable challenge to translators, while allowing for "separation". Refer to the "Propose a source text" overview page for all source text proposal guidelines.

Taariikhda dagaalkii 1977 Somalia iyo Ethiopia

In dawlada Ethiopia xusto dagaalkii 1977, cabirto Aragtidooda ku aadan dagaalkaas, guulna sheegato wax dhib ah uma arko. Dagaalkii 1977 waa dhacdo ku suntan taariikhda caalamka. waxaase aad ii dhibeysa nasiibdarada kuhabsatay umada soomaaliyeed ee aan wali garan in taariikhdu labo carab leedahay.
Hadaba,kuwa kudoodayo maxuu abiyi axmed uxustay dagaalka oo uu guul usheegtay, waxaa ka habooneyd inay ayagu is weydiiyaan waxa soomaalidu uxusi weyday dagaalka, jabkii kudhacay Ethiopia gunship dagaalka iyo geesiyadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhintay dagaalka.
  • No positive highlights


General notes about this proposed source text

Discussion about this source text as a whole.
Rank by:
waa taariikh kooban oo ku saabsan xuskii Ethiopia ay xustay guushii kaaraa mara taas oon sal iyo raad lahayn
Waxaasi wa iska afka caaradiisa lkn mardhow waykabixi Somalia wajigan inshlh
Waxaasi wa iska afka caaradiisa lkn mardhow waykabixi Somalia wajigan inshlh
Haa saax mardhow waykabixi somalia inshlh inkastow qabyalad daxtalo somalidhena
aragtidaas wan kulaqabaa wll . Waxyaabo badan oo taariikhii ah oo aanan somaali ahaan ahmiyad siinin baa jiraan. Markaa aad bee muhiim utahay xusida tarikhda Somalia iyo dadka somaliyeed.